6. in la falanqeeyo sida helida daryeelka caafimaad ee dadka barakacay ay u saameeyaan nidaamyada caafimaadka ee maxalliga ah, qaran, gobol, iyo heer caalami ahaan iyo siyaasadaha qaxootida.
7. in la ogaado sida loo taageerayo nidaamyada guud ahaan daryeelka caafimaad si loogu kulmiyo baarista iyo daaweynta cudurada dayacan ee la xiriira barakaca daba-dheeraaada, dagaalada, iyo rabshadaha saameeya jinsiga.